Subscribe to Uncategorized

Uncategorized

Madaxweynaha cusub Maamulka isku magacaabay Somaliland oo markii ugu horaysay ka hadlay Amaanka.

Madaxweynaha cusub Maamulka isku magacaabay Somaliland oo markii ugu horaysay ka hadlay Amaanka.

Axmed Maxamad Maxamuud Siilaanyo oo dhawaan ku soo baxay doorashooyinkii ka dhacay Deegaanada Maamulka isku magacaabay Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Amaanka deegaanada Maamulkaasi. Madaxweynaha cusub ayaa ugu… Read more »

Wasiirka arrimaha gudaha oo booqanaya xeryo lagu tababarayo ciidamo ka tirsan dowladda KMG

Wasiirka arrimaha gudaha oo booqanaya xeryo lagu tababarayo ciidamo ka tirsan dowladda KMG

C/qaadir Cali Cumar ayaa, sida la sheegay, wuxuu xalay ku baryay mid ka mid ah xeryahaasi, isagoona baaq iyo baraarujin u jeediyay ciidamada tababarka u socdo. Wasiirka ayaa wuxuu ugu… Read more »

Maxaxweyne Shariif oo Nairobi kula kulmay Saraakiil Kenyan ah Diblomaasiyiin Calaami ah.

Maxaxweyne Shariif oo Nairobi kula kulmay Saraakiil Kenyan ah Diblomaasiyiin Calaami ah.

Madaxweynaha Dowlada KMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shalay gelinkii Danbe ka ambabaxay magaalada Muqdisho islamarkaana gaaray magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa waxa uu kulan la… Read more »

Subscribe to Uncategorized

Uncategorized